Reconstruction of the Faculties EAU

Appendix  Z: Reconstruction of the faculties, East Africa University
Dib-u-habaynta Kulliyadaha iyo Waaxaha, Jaamacadda Bariga Afrika, Puntland. Soomaaliya
1-      Kulliyadda Sare ee Daraasaadka Islaamka (Higher College of Islamic Studies)

a.    Waaxda Shareecadda iyo Qaanuunka Islaamka (Department of Sharia and Islamic Law)

b.   Waaxda  Hadithka iyo Quraanka (Department of Hadith and Quran)

c.    Waaxda  Usuul Al -Fiqi  (Department of Islamic Jurisprudence)

2-      Kulliyadda Daraasaadka Sare iyo Cilmi-baarista (Faculty of Graduate Studies and Research)
3-      Kulliyadda Maamulista Ganacsiga (Faculty of Business Administration)

a.    Waaxda Maamulka iyo Ganacsiga (Department of Business Administration)

b.    Waaxda  Xisaabaadka iyo Maaliyadda (Department of Accounting and Finance)

4. Kulliyadda Maaraynta Waxbarashada (Faculty of Educational Management)

a.    Waaxda Waxbarashada (Department of Education)

b.   Waaxda Culuunta (Department of  Science)

c.    Waaxda Luqadaha (Department of Languages)

d.   Waaxda Taariikdha iyo Juqraafiga Soomaaliyeed (Department of Somali History and Geography)

5.        Kulliyadda Culuunta Bulshada iyo Dhaqaalaha (Faculty of Social Science and Economics)

a.   Waaxda Dhaqaalaha (Department of Economics)

b.   Waaxda Maamulista Dadweynaha (Department of Public Administration)

c.    Waaxda Culuunta Siyaasadda (Department of Political Science)

d.   Waaxda Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed (Department of Somali Culture and Literature)

e.    Waaxda Horumarka Bulshadada (Department of Community Development)

6.       Kulliyadda Daawada iyo Culuunta Caafimaadka (Faculty of Medicine and Health Sciences)

a.    Waaxda Caafimaadka (Department of Medicine)

b.   Waaxda Kalkaalinta Caafimaadka (Department of Nursing)

c.    Waaxda Maamulista Rugta (Department of Clinical Management)

d.   Waaxda Shaybaarka Caafimaadka (Department of Medical Lab)

e.    Waaxda Ilkaha (Department of Dentistry)

f.     Waaxda Caafimaadka Bulshada (Department of Public Health)

7.       Kulliyadda Handasada (Faculty of Engineering)

a.    Waaxda  Naqshadaha Dhismaha iyo Handasada Madaniga (Department of Architecture and Civil Engineering)

b.   Waaxda Handasada Elektronikada (Department of Electrical Engineering)

c.    Waaxda Handasada Makaanikada (Department of Mechanical Engineering)

d.   Waaxda Handasada Kiimikada (Department of Chemical Engineering)

8.        Kulliyadda Culuunta Xannaadada Xoolaha (Faculty of Agriculture  and Veterinary Science)

a.    Waaxda Xannaanada Xoolaha (Department of Veterinary)

b.   Waaxda Horumarinta Khayraadka Xoolaha (Department of Animal Resources Development)

c.    Waaxda Beeraha (Department of Agriculture)

9.        Kulliyadda Culuunta Macluumaatka iyo Teknoloojiyadda (Faculty of Information Science and Technology)

a.    Waaxda Culuunta Kombiyuutarka (Department of Computer Science)

b.   Waaxda Nidaamka Macluumaadka (Department of Information Systems)

10.   Kulliyadda Badda, Bay’adda iyo Culuunta Dhulka (Faculty of Marine, Environment and Earth Sciences)

a.    Waaxda Culuunta Badda (Department of Marine Science)

b.   Waaxda Khayraadka Biyaha (Department of Water Resources)

c.    Waaxda Cilmiga Dhulka iyo Macdanta (Department of Geology and Mineral)

d.   Waaxda Culuunta Bay’adda (Department of Environmental Science)