Kal dhaqameed ki 2-aad ee ay qabato Jaamacada Bariga Afrika oo ka bilowday Xarunta Jaamacada ee Magaalada Bosaaso (sawiro)

  Kal dhaqameed ki 2-aad ee ay qabato Jaamacada Bariga Afrika oo ka bilowday Xarunta Jaamacada ee Magaalada Bosaaso   o

Xafladii Midawga labada Jaamacadood ee Jaamacada Bariga Afrika iyo Jaamacada PIDAM ayaa maanta waxa lagu qabtay Hoolka Xarunta Jaamacada Bariga Afrika ee Magaalada Bosaaso

6 Jan 2016 Madasha ayaa waxaa ka soo qayb galay Madax ka socota dawlada Puntland, ganacsato, Ururada maxaliga ah, culumo, aqoontahano, maamulka labada jaamacadood, Macalimiinta labada jaamacadood, ardayda labada Jaamacadood, saxaafada iyo Marti sharaf kale. Ugu horayna waxaa madasha ka

Ardayda Kulliyada Xanaanada Xoolaha oo Baaritaan iyo dawayn ku sameeyey Xoolaha ku dhaqan gobollada mudug & nugaal

Ardayda Jaamacada Bariga Afrika  Kulliyada Xanaanada Xoolaha oo Baaritaan iyo dawayn ku samaynaysa Xoolaha ku dhaqan degaanada Kala ah Xarfo, Burtinle iyo Kalabayr deganadaas oo hoos yimaada  gobolada Nugaal iyo Mudug. Ujeedada Barnaamijka ayaa ah: In Bulshada iyo Jaamacada wada

Dufcadii 2-aad ee waxbarashada heerka 2-aad (Master Degree) ee Jaamacada Bariga Afrika Xarunteeda Boosasoayaa waxaa loo fariistay Imtixaanki Xiliga (Semester) ka 1-aad ee waxbarashada. (sawiro)

Dufcadii 2-aad ee waxbarashada heerka 2-aad (Master Degree) ee Jaamacada Bariga Afrika Xarunteeda Boosasoayaa waxaa loo fariistay Imtixaanki Xiliga (Semester) ka 1-aad ee waxbarashada. Waana qayb ka mid ah ardayda heerka 2-aad (Master Degree) ee Kulliyada Shareecada oo inteeda kale

Jaamacada Bariga Afrika iyo Mu'asasada Minhaaj oo Dawro u qabtay arday (sawiro)

Waxaa xaflada ugu horayn daah furay guddoomiyaha Jaamacada Bariga Afrika Aadam Shiikh-doon Cali isaga oo Martida kala duwanayd ku soo dhaweeyay Jaamacada, waxaa uu Marti sharafta ugu mahadcaliyay ka soo qayb galka Xaflada Xiritaanka Dawrada loo qabanayay dugsiyada sare iyo

Jaamacadda Bariga Afrika oo u qabatay ardayda dugsiyada sare ee Bosaso kulan aqooneed

Hool ka Shirar ka Jaamacada Bariga Afrika Xarunteeda Bosaaso ayaa waxaa laga daahfuray Dawro Cilmiyeed Loogu Magac daray (Dawrada Al irshaad ee Dacwada iyo Saqaafada), furida  Dawrada ayaa waxaa ka soo qayb galay  Culumo, Aqoon yahan,macalimiin ardayda dugsiyada sare ee

Hool ka Shirar ka Jaamacada Bariga Afrika Xarunteeda Bosaaso ayaa waxaa laga daahfuray Dawro Cilmiyeed (sawiro)

Hool ka Shirar ka Jaamacada Bariga Afrika Xarunteeda Bosaaso ayaa waxaa laga daahfuray Dawro Cilmiyeed Loogu Magac daray (Dawrada Al irshaad ee Dacwada iyo Saqaafada), furida  Dawrada ayaa waxaa ka soo qayb galay  Culumo, Aqoon yahan,macalimiin ardayda dugsiyada sare ee

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo booqday Jaamacadda Bariga Afrika (Sawiro)

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo ay weheliyeen Xildhibaan Cabdibare yuusuf Jibriil,Siyaasi Cabdiraxaman Baadiyow iyo Siyaasiyiin kale,ayaa booqasho ku tagay Jaamacada Bariga Afrika xarunteeda magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Guddoomiyaha Jaamacadda Bariga Afrika Aadan

Mid ka Mid ah Ardayda Iskoolada Xanaanada ciyaalka Magaalada Bosaso oo soo booqday Jaamacada Bariga Afrika (sawiro)

Mid ka Mid ah Ardayda Iskoolada Xanaanada oo soo booqday Jaamacada Bariga Afrika. Waxaa Jaamacada Bariga Afrika Xarunteeda Bosaaso soo booqday Iskoolka Xanaanada Ciyaalka , ujeedada ayaa ahayd in ardayda lagu abuuro yool fog oo ah In ay aqoonta wadaan

Shirwaynaha Kulmiye Saddex Ee Dawlada Fedraalka Somaliya iyo Aqoonyahanka ayaa Waxaa lagu qabtay Jaamacada Bariga Afrika Xarunteeda Bosaso.

  Shirwaynaha Kulmiye Saddex Ee Dawlada Fedraalka Somaliya iyo Aqoonyahanka ayaa Waxaa lagu qabtay Jaamacada Bariga Afrika Xarunteeda Bosaso. Shirka ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxwaynaha Dawlada Fedralka Soomaliya Xasan Shiikh Maxamuud , Madax waynaha Dawlada Puntland C/wali Cali