Dufcaddii 2aad ee kulliyadda Caafimaadka Bulshada oo ka qalinjabisay Jaamacadda Bariga Afrika

40 arday oo 24 kamid ah ay gabdho yihiin ayaa waxay xaflad qalinjabin ku qabsadeen hoolka (Dr Cabdulqaadir Maxamed Cabdalle) ee Jaamacadda Bariga Afrika, ayagoo halkaas ku guddoonsiiyey macallimiintooda iyo maamulkaba shahaadooyin iyo abaal-marino. Maxamed Khaalid oo ah hormuudka kulliyadda

Xafladdii qalinjabinta dufacadii 23aad ee kulliyadda Maamulka & Maareynta Jaamacadda

Waxaa hoolka Dr Cabdulqaadir ee Jaamacadda Bariga Afrika ka dhacday munaasabad qalinjabin ay dhigteen ardayda kulliyadda maamulka & maareynta (dufcadda 23aad), munaasabadaas oo ay kasoo qeyb galeen maamulka jaamacadda, qeybaha kala duwan ee bulshada sida: Isimada, Culimada, Shirkadaha, iyo dowlada.

Kulanka Marwada Madaxweynaha Puntland Iyo Maamulka Jaamacadda Bariga Afrika

Proff Hodan Siciid Ciise – Marwada madaxweynaha Puntland ayaa booqasho ay ku timid jaamacadda bariga afrika xarunteeda wayn ee Bosaso, kula kulantay maamulka jaamacadda, hormuudyada kulliyadaha iyo qaar ka mid ah macallimiinta. .. Kulanka ugu horreyn waxaa furay Mr. Maxamed

Raysal wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay ardayda Jaamacadda Bariga Afrika

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke, ayaa la kulmay Ardeyda wax ka barata Jaamacadda Bariga Afrika qeybteeda magaalada Garowe, waxana kulanka ku weheliyey Mas’uuliyiin ka tirsan Golayaasha Dawlada Federaalka iyo Puntland, Maamulka iyo Macalimiinta

Wafdi kasocda Jaamacadda oo booqday Raabidada Jaamacadaha Islaamka

Wafdi kasocda Jaamacadda Bariga Afrika oo uu hogaaminayo Dr Maxamed Faahiye – Hormuudka Arrimaha Ardayda, ayaa booqday raabidada jaamacadaha islaamka, isagoo la kulmay Kaaliyaha xoghayaha guud ee raabidada Dr Ismaaciil Shaahiin. Kulanka dhexmaray Wafdiga jaamacadda iyo Raabidada ayaa ahaa mid

Jaamacadda oo abaal-marino guddoonsiisay ardaydii ku guulaysatay tartankii hiddaha & dhaqanka

Hoolka weyn ee Jaamacadda ayaa lagu qabtay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay, oo ay ka soo qaybgaleen qaar ka mid ah masuuliyiinta iyo Ardayda Jaamacadda iyo marti sharaf kale, xafladdan ayaa ahayd mid lagu maamuusayay ardaydii hal-abuurrada

Kulliyadda Caafimaadka oo soo qaban qaabisay kulan ku saabsan deegaanka iyo cunnada

Kulliyada caafimaadka maamulka, macalimiinta, iyo ardayda oo ay weheliyeen ardayda xanaanada xoolaha semeter-ka 10aad iyo dufacadda engineering-ka u saraysa ayaa maalintii isniinta 14/3/2016 waxay soo qabanqaabiyeen oo soo jeediyeen seminar ka kooban 2 mawduuc oo kala ah: 1.Deegaanka A. Faaiidada

Shirwaynaha Caafimaadka Bulshada oo lagu qabtay Jaamacadda Bariga Afrika

Shirwaynaha Caafimaadka Bulshada oo lagu soo bandhigayay waxqabadka ardayda Kulliyadda Caafimaadka Bulshada (Public Health) iyo Cilmi baarisyo kala duwan ay sameeyeen ardayda Kulliyadda Public Health. Shirwaynahan ayaa waxaa kasoo qaybgalay Madaxda Jaamacadda Bariga Africa, Wasaaradda Caafimaadka Puntland heer gobol, Xildhibaano,

Kal dhaqameed ki 2-aad ee ay qabato Jaamacada Bariga Afrika oo ka bilowday Xarunta Jaamacada ee Magaalada Bosaaso oo la soo gabagabeeyay (sawiro)

Bosaaso-(Puntland Post)-Xafldaan ayaa ahayd mid Lagu soo Xiriyay Tartan iyo Bandhig Hidaha iyo Dhaqanka ah oo 4-cisho ee ugu danbeysay Ka socday Jaamacadda Bariga Afrika Xarunteeda  Magaaladda Boosaso, Ayaa waxaa Ka soo Qeybgalay Masuuliyiin Kala duwan, Xafladda ayaa waxaa ku sugnaa Abwaanno,Qoraayo, Masuuliyiin

Bandhig suugaaneedka Abwaannada iyo Galabta Isniinta Gaar oo horay u gaar (sawiro)

Kal-dhaqameedka 2aad ee Jaamacadda Bariga Afrika …………………………… Bandhig suugaaneedka Abwaannada iyo Galabta Isniinta ( 03:40 – 08:00 ) fiidnimo oo ku began 14/02/2016, iyo Hoolka weyn ee Jaamacadda Bariga Afrika Xarunteeda Bosaaso , waxana ka qayb qaadanaya Abwaaniinta kala ah: