Kal dhaqameed ki 2-aad ee ay qabato Jaamacada Bariga Afrika oo ka bilowday Xarunta Jaamacada ee Magaalada Bosaaso oo la soo gabagabeeyay (sawiro)

Bosaaso-(Puntland Post)-Xafldaan ayaa ahayd mid Lagu soo Xiriyay Tartan iyo Bandhig Hidaha iyo Dhaqanka ah oo 4-cisho ee ugu danbeysay Ka socday Jaamacadda Bariga Afrika Xarunteeda  Magaaladda Boosaso, Ayaa waxaa Ka soo Qeybgalay Masuuliyiin Kala duwan,

Xafladda ayaa waxaa ku sugnaa Abwaanno,Qoraayo, Masuuliyiin ka socday Dowladda, Iyo Dadweyne Kale oo u soo daawasho Tagay Bandhig Dhaqameedkaan Heerka Caalami ah Ee maanta soo xirmay. Wasiirka Dekeddaha Gadiidka badda iyo Ladagaalanka Burcad-badeedda Puntland Cabdulaahi Jaamac Saalax Oo Ka Hadlay Munaasibadan ayaa Amaanay Howshan adag ee ay soo agaasintay Jaamacadda Bariga afrika.

Cabdiwaaxid xaashi xasan Oo Ka Tirsan Gudiga Fulinta Jaamacadda ayaa Balan qaaday iney qaban doonto Barmaamij kale oo ka hadli doonaaFaa’idooyinka Diinta iyo Suugaanta Somalida,

Ugu danbeyyna Qaar Kamd Ah Dadka ka soo qeybgalay Bandhigan iyo Tartanka ayaa Dareenkooda Ka waramay, Waxeyna Noo sheegeen iney ku faraxsanyihiin Barnaamijkan maanta soo dhamaaday,

 

https://youtu.be/1XxzVxH5Eo0234561115

357620160213_08585120160213_085902

47 464544413736

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *