Bandhig suugaaneedka Abwaannada iyo Galabta Isniinta Gaar oo horay u gaar (sawiro)

Kal-dhaqameedka 2aad ee Jaamacadda Bariga Afrika
……………………………
Bandhig suugaaneedka Abwaannada iyo Galabta Isniinta ( 03:40 – 08:00 ) fiidnimo oo ku began 14/02/2016, iyo Hoolka weyn ee Jaamacadda Bariga Afrika Xarunteeda Bosaaso , waxana ka qayb qaadanaya Abwaaniinta kala ah:
1- Axmed Faarax Cali ( idaajaa)
2- Abwaan Cawdgale
3- Abwaan Shube
4- Abwaan Suufi
5- Abwaan Mursal Waraabe
6- Abwaan Maxamuud Sheekh.
Iyo abwaano kale,waxa kale oo jira ciyaarihii hiddaha, riwaayadihii iyo maad kale oo badan.
Waxad tigidhka ka qaadan kartaa:
1- Jaamacadda oo aad ka heli kartid Hoolka Jaamacadda.
2- Xarunta F.T.M.S-ka
3- Rugta Ganacsiga.
Yaanu ku dhaafin bandhiggaas xiisaha badan.

10 13 91 74 76 20160213_091825 20160213_091301 20160213_090808 20160213_085851 2-2 9 1 20160211_115559 1 9 20160211_115559 20160213_085851 20160213_085902 24 18

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *