Ardayda cusub ee jaamacadda oo galay imtixaankii aqbalaadda

Jaamacadda Bariga Afrika xarunteeda magaalada Boosaaso ayaa imtixaanka aqbalaada ka qaaday ardayda Sanadkan iska diiwaangelisey waxbarashada sare ee Jaamacadda Bariga Afrika.
Madaxa imtixaanaadka Jaamacadda Bariga afrika Shiikh Axmed Faarax Garaase ayaa sheegay in ardayda imtixaanka ku gudubta gelidoonaan kuliyadaha kala duwan ee jaamacadda iyadoo Jaamacaddu soo kordhisay Kulliyado hor leh.
Mr. Siciid Axmed Baxwal Madaxa Xafiiska diwaangelinta Jaamacadda ayaa sheegay in diiwaangelinta ardayda ay Soconeyso ilaa 29ka bisha 9aad.

s1 s2 s-3 s-4 s-5 s-6 s-9 s-10

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *