2018/2019

Tag

Waxay Jaamacaddu ku wargelinaysaa dhamaan ardayda ka qalinjabisay xarunta Boosaaso 2018/2019, in la qaban doono xafladdii qalinjabinta, oo ku beegan 25 November 2019, sidaas darteed waxaa laga rabaa ardayda inay kasoo qayb galaan xafladda lagu maamuusayo laguna sagootinayo ardayda qalinjabisay, waxaana kasoo qayb galaya marti badan oo ka mid ah haldoorka & madaxda bulshada. waxay...
Read More