Heshiis Dhexmaray Jaamacadda Bariga Afrika iyo Xarunta Al Salaam

vlcsnap-2016-05-29-11h22m12s772

Heshiis Dhexmaray Jaamacadda Bariga Afrika iyo Xarunta Al Salaam

 

Jaamacadda Bariga Afrika ayaa heshiis la gashay xarunta daraasaadka iyo hormarinta waxbarashada ee Al-Salaam, heshiiskaasi oo ay goob joog ka ahaayeen madax ka kala socotay labada dhinac

U jeedka heshiiskan ayaa ahaa sidii la isaga kaashan lahaa hormarinta waxbarashada iyo kaalmaynta ardayda si kor loogu qaado heerka aqoonta ardayda.

Waxaa heshiiska ai rasmi ah u kala saxiixday gudoomiyaha jaamacadda Bariga Afrika Dr. Aadan SHeekh Doon Cali iyo madaxa xarunta Al-Salaam Cisaam Xuseen Jaama

Si kastaba ha ahaatee jaamacadda Bariga Afrika ayaa ah jaamacaddii ugu horeysay ee laga hirgeliyo Puntland-Soomaliya.

b37a5515-fee0-49d0-ade0-593490afcab5 heshis-2 heshis-3 vlcsnap-2016-05-29-11h21m05s709 vlcsnap-2016-05-29-11h22m12s772 vlcsnap-2016-05-29-11h22m27s591 vlcsnap-2016-05-29-11h22m48s009 vlcsnap-2016-05-29-11h22m57s154

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *