Daily Archives: December 3, 2016

Xafladdii Qalinjabinta 16aad ee Jaamacadda Bariga Afrika oo maanta ka qabsoontay xarunta jaamacadda ee Bosaso

dsc_0242

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey ayaa ka dhacdey Hool-ka Dr. Cabdiqadir Maxamed Cabdalle ee Jaamacadda Bariga Afrika; xarunteeda Bosaso.Xafaladaan oo ay ku qalin jebinayeen in ka badan 400 ardey. Ardeyda qalin jebisey ayaa ka qalin jebiyey Sideed