Monthly Archives: November 2016

Heshiis dhexmaray Jaamacadda Bariga Afrika & Jaamacadda Kampala

Jaamacadda Bariga Afrika iyo Jaamacadda Kampala (East Africa University & Kampala University), ayaa heshiis uu ku dhexmaray magaalada Boosaaso ee xarunta jaamacadda. Munaasabada lagu kala saxiixday heshiiska ayaa waxaa goob joog ka ahaa Maamulka Jaamacadda Bariga AFrika iyo Mas’uuliyiin ka socday