How To Apply EAU

East Africa University accepts admissions through online and offline application forms.

Welcome

East Africa University is one of the earliest higher education institutions in Somalia since the fall of the central government in 1991.

EAU News

Ardayda EAU oo hawl caafimaad ka fulisay Boosaaso

Allsoomaali.com-6351

Barnaamijkan ayaa wax uu ahaa mid lagu xaqiijinayay araga indhaha ardayada dhigata dugisada Boosaaso, gaar ahaan hoose/dhexe, waxaana barnaamijkan fuliyey ardayada wax ka barta Jaamacada Bariga Afrika, Kuliyada Caafimaadka. Barnaamijkan ayaa waxaa uu yahay mid lagu Xaqiijinayo Araga…


Bandhig dhaqameed ay qabteen ardayda EAU

DSC04839

Kulan lagu soo bandhigay hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliya oo ay soo qabanqaabiyeeen ardayda wax ka barata Jaamacadda Bariga Afrika ayaa maanta gelinkii hore ka dhacay xarunta weyn ee jaamacadda oo ku taalla koonfur-bari Boosaaso. Bandhiggaan oo ay ka…